(Sawirro) Sidee looga ciiday Magaalada Jigjiga xarunta dowlad degaanka Soomaalida

Labada ragcadood ee salaadda ciidul-fidriga ayaa lagu ooggay garoonka kubadda cagta ee magaalada Jig-jiga caasimada dowlad degaanka Soomaalida. Kumannaan qof oo muslimiin ah ayaa salaadda sunaha ah ee munaasibadda ciida ku tukaday garoonka weyn ee kubadda cagta magaalada Jig-jiga; Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar, Injineer Maxammed Shaalle Isaaq, Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida … Continue reading (Sawirro) Sidee looga ciiday Magaalada Jigjiga xarunta dowlad degaanka Soomaalida